Dad ka badan hal Bilyan qof oo maanta lagu qasbay in gurhahooda joogaan !!

Dowlada Hindiya ayaa bilowday dadaalo ay ku dooneyso in looga hortago in caabuqa Caronavirus uusan dalkaasi ku faafin, xili ay sii kordhayaan kiisaska la xariira Caronavirus ee dalkaasi laga helayo. Dowlada ayaa bandoow adag gelisay dhamaan waddanka, waxaana bandowgan sababay in dad ka badan 1 bilyan iyo saddex boqol oo milyan oo qof in ay guryahooda … Continue reading Dad ka badan hal Bilyan qof oo maanta lagu qasbay in gurhahooda joogaan !!